"Geed dheer, aan qodax lahayn oo laga goosto tiirar xooggan oo guryaha lagu dhisto."
Wadaag:
Ku q.: qof isku deyid in uu qof kale wax gacantiisa ku jiro la qaybsado.
f.g2
-iyay, -isay
eeg qordi.
m.f.dh