Qeexid
"eeg qordi."
"eeg qordi."
Wadaag:
Ku q.: qof isku deyid in uu qof kale wax gacantiisa ku jiro la qaybsado.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Geedaha intooda dhexe oo adag oo qolofta iyo mayraxda ka hoosaysa.
Laan jab ah oo qallalan.
Alwaax; loox. 4. Buntukh.
m.l
Wadaag:
Hadal qoraal ka dhigasho.
Geed, dhagax, laf iwm qalab la isticmaalo ka samaysasho.
Ilkaha q.: qof ilko fiiqasho. 4. Qof shaqaale ka dhigasho.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Xaraf, erey, hadal iwm meel ku astayn.
Cid shaqo siin.
Geed weel, ul iwm ka samayn.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax la qaybsanayo qeybta uu qof waliba xaq u leeyahay in uu helo.
Inta dheeraadka ah ee laga gooyo weel, ul iwm oo la farsameynayo.
m.l
Wadaag:
Geed dheer, aan qodax lahayn oo laga goosto tiirar xooggan oo guryaha lagu dhisto.
m.l
Wadaag:
U q.: cid qadaadka u xiirid. ld qoordiir2.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Qoordiid samaysasho (qof). ld qoordiiro.
f.mg3
-iitay, -iidatay
Wadaag:
Habka geedaha, dhagxaanta iwm looga qoro qalab la isticmaalo.
(- ooyin, m.l) Qoraal yar oo koobaya ujeeddo gaar ah.
Habka loo dejiyo qoysaska reerka.
m.dh
Wadaag:
(-aayaal, m.l/dh) Qof buugaag iyo maqaallo la akhristo qora. ld qore.
m.l
Wadaag: