Qeexid
"Qolof udgoon oo dhirta shaaha lagu daro ka mid ah."
"Qolof udgoon oo dhirta shaaha lagu daro ka mid ah."
Wadaag:
Hadal qoraal ka dhigasho.
Geed, dhagax, laf iwm qalab la isticmaalo ka samaysasho.
Ilkaha q.: qof ilko fiiqasho. 4. Qof shaqaale ka dhigasho.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Geedaha intooda dhexe oo adag oo qolofta iyo mayraxda ka hoosaysa.
Laan jab ah oo qallalan.
Alwaax; loox. 4. Buntukh.
m.l
Wadaag:
Xaraf, erey, hadal iwm meel ku astayn.
Cid shaqo siin.
Geed weel, ul iwm ka samayn.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax la qaybsanayo qeybta uu qof waliba xaq u leeyahay in uu helo.
Inta dheeraadka ah ee laga gooyo weel, ul iwm oo la farsameynayo.
m.l
Wadaag:
(-fayaal, m.l/dh) Nooc ka mid ah gorgorka oo ka weyn guduriga.
m.l
Wadaag:
(-aayaal, m.l/dh) Qof buugaag iyo maqaallo la akhristo qora. ld qore.
m.l
Wadaag:
Habka geedaha, dhagxaanta iwm looga qoro qalab la isticmaalo.
(- ooyin, m.l) Qoraal yar oo koobaya ujeeddo gaar ah.
Habka loo dejiyo qoysaska reerka.
m.dh
Wadaag:
Ku q.: qof isku deyid in uu qof kale wax gacantiisa ku jiro la qaybsado.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
qorshe qoys m.l (-shayaal ..., m.l/dh) 1. Isticmaalka dawo si loo dhimo ama loo kala dheereeyo dhalashada ilmaha ee qoys. 2. Habab ka hortagga dhalmada oo ay bulsho ama dal uu ku dhaqanto.
Wadaag:
Wax qori ku mudmudid.
Qof hadal ka raadin.
f.g2
-yeeyay, -yaysay
Wadaag:
Qoryo dhirirkooda kala duwan ku qorituurasho (xoolo saanyasho darteed iwm).
f.mg3
-yaday, -yatay
Wadaag:
qorshe qoys m.l (-shayaal ..., m.l/dh) 1. Isticmaalka dawo si loo dhimo ama loo kala dheereeyo dhalashada ilmaha ee qoys. 2. Habab ka hortagga dhalmada oo ay bulsho ama dal uu ku dhaqanto.
Wadaag:
Wax xaanshi dusheeda ku qoran.
Habka farta loo qoro.
Waddo falfal ah. 4. Habka qalabka geedaha laga qoro loo farsameeyo. 5. ld qorid.
m.l
Wadaag: