Qeexid

"Geedaha intooda dhexe oo adag oo qolofta iyo mayraxda ka hoosaysa."

Qeexid Kale

Alwaax; loox. 4. Buntukh.

Qeexid Xigta

Laan jab ah oo qallalan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine