Qeexid
"(-syo, m.dh) Qof mar dad ah marna iska dhiga waraabe isagoo is marinaya qori khaas ah (sheeko xariir)."
"(-syo, m.dh) Qof mar dad ah marna iska dhiga waraabe isagoo is marinaya qori khaas ah (sheeko xariir)."
Wadaag:
Geedaha intooda dhexe oo adag oo qolofta iyo mayraxda ka hoosaysa.
Laan jab ah oo qallalan.
Alwaax; loox. 4. Buntukh.
m.l
Wadaag:
Caro darteed wax la kala garan waayid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
qorisla'aan m.dh Xaaladda uu ku sugan yahay qof aan waxna qorin waxna akhrin.
Wadaag:
Dedidda dhis iwm lagu dedo qoryo, alwaax iwm.
Saaridda la saaro daydka, xabaasha, ood, qori iwm. ld qorisaarid.
m.l
Wadaag:
Dhismo iwm qori ku dedid.
Xabaal, ood, qori iwm ah saarid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Qoririd wax ku qeybsasho.
f.mg3
-itay, -idatay
Wadaag:
Dad xabaal ka hawlgalay neef u qalid. ld qorijiid2.
f.g1
-day, -dday
Wadaag: