Qeexid Xigta

ld qoraal (5), qoris, qoritaan, qorniimo, qorniin.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qorid oo kali ah:
  • Qoriddii Af-soomaaliga waxa ka qayb qaatay Aqoonyahanno Soomaaliyeed oo aad u fara badan.
  • Wuxuu ahaa nin aad caan ugu ahaa qorida heesaha musikada ah.