Qeexid
"Dad xabaal ka hawlgalay neef u qalid. ld qorijiid2."
[-day, -dday]
qoriqaad2 ay
qoriqaad2 day
f.g1"Dad xabaal ka hawlgalay neef u qalid. ld qorijiid2."
Wadaag:
Neef loo qalo dad xabaal ka hawl galay. ld qorijiid1.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax meel yiil meel kale geyn.
(f.g) Wax gudo leh in ku filan ku shubid.
(f.g) Wax meel yiil kor u hinjin. 4. (f.g) Ciil, ceeb iwm meel kala tegid. 5. (f.g) Hanti dhicid. 6. (f.g) Nafley cudur ku dhicid. 7. (f.g) Hees ku luuqayn. 8. Yibir cid habaarid. 9. (f.g) Hadal, arrin iwm carrab ku dhufasho. 10. (f.g) Jaad cunid. 11. (f.mg) Roob feerid. 12. Dabool ka q., dub ka q.: wax daahsoonaa sheegid.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
Ku q.: cid nabarro si degdeg ah oo aan kala go' lahayn ugu dhufasho.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Geedaha intooda dhexe oo adag oo qolofta iyo mayraxda ka hoosaysa.
Laan jab ah oo qallalan.
Alwaax; loox. 4. Buntukh.
m.l
Wadaag:
Xanuun awgii dhinaca dhulka dhigi waayid; xaraarugid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
(f.g) Doon dalooshantay cuf gelin.
(f.mg) Weel gaboobay isticmaal beelid.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
(f.g) Diin, mabda' iwm aaminid.
(f.mg) U c.: cid meel iwm u qasdiyid.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
qorisla'aan m.dh Xaaladda uu ku sugan yahay qof aan waxna qorin waxna akhrin.
Wadaag:
Qoririd wax ku qeybsasho.
f.mg3
-itay, -idatay
Wadaag: