Qeexid
"Dhismo iwm qori ku dedid."
Qeexid Xigta
Xabaal, ood, qori iwm ah saarid.
[-ray, -rtay]
qorisaar2 ay
qorisaar2 tay
f.g1"Dhismo iwm qori ku dedid."
Xabaal, ood, qori iwm ah saarid.
Wadaag:
Dedidda dhis iwm lagu dedo qoryo, alwaax iwm.
Saaridda la saaro daydka, xabaasha, ood, qori iwm. ld qorisaarid.
m.l
Wadaag:
qorisla'aan m.dh Xaaladda uu ku sugan yahay qof aan waxna qorin waxna akhrin.
Wadaag:
Xaraf, erey, hadal iwm meel ku astayn.
Cid shaqo siin.
Geed weel, ul iwm ka samayn.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Geedaha intooda dhexe oo adag oo qolofta iyo mayraxda ka hoosaysa.
Laan jab ah oo qallalan.
Alwaax; loox. 4. Buntukh.
m.l
Wadaag:
Neef geela oo kaadshaya lugaha kala fogayn. ld qooraarso.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Lacag dulsaar leh cid amaahin. ld ribisaar2.
f.lg1
-ray, -rtay
Wadaag:
ld qaare. Ul dhumuc weyn leh oo madaxa u buuran oo lagu dagaallamo; huur.
Cayaar shaxeed aan la baajin karin kataanteeda. ld qaare
m.dh
Wadaag:
U q.: laba qof baqtiyaanasiib u samayn si uu mid u helo wax ka dhexeeyo labadoodaba.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax meel dhulka ka sarreysa dhigid.
Ka s.: wax meel ka bixin.
Ku s.: meel col u dirid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-syo, m.dh) Qof mar dad ah marna iska dhiga waraabe isagoo is marinaya qori khaas ah (sheeko xariir).
m.l.kh
Wadaag:
Qoririd wax ku qeybsasho.
f.mg3
-itay, -idatay
Wadaag:
Neef loo qalo dad xabaal ka hawl galay. ld qorijiid1.
m.l
Wadaag: