Qeexid
"ld qorituurasho."
"ld qorituurasho."
Wadaag:
Ciyaar carruureed inta indhaha la is qabto qori la tuuro kaddibna la raadsho.
Baqtiyaanasiib lagu kala helo wax dad ka dhexeeyo.
m.l
Wadaag:
U q.: laba qof baqtiyaanasiib u samayn si uu mid u helo wax ka dhexeeyo labadoodaba.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Qorituur ka qayb qaadasho (qof).
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag:
(-do, m.l) Baabuur yar oo gudaha ku leh kuraas jilicsan oo lagu fariisto, dhinacyadana albaabo iyo muraayado. ld fatuuro.
m.dh
Wadaag:
Geedaha intooda dhexe oo adag oo qolofta iyo mayraxda ka hoosaysa.
Laan jab ah oo qallalan.
Alwaax; loox. 4. Buntukh.
m.l
Wadaag:
qorisla'aan m.dh Xaaladda uu ku sugan yahay qof aan waxna qorin waxna akhrin.
Wadaag:
Qoririd wax ku qeybsasho.
f.mg3
-itay, -idatay
Wadaag:
Dedidda dhis iwm lagu dedo qoryo, alwaax iwm.
Saaridda la saaro daydka, xabaasha, ood, qori iwm. ld qorisaarid.
m.l
Wadaag:
Dhismo iwm qori ku dedid.
Xabaal, ood, qori iwm ah saarid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dad xabaal ka hawlgalay neef u qalid. ld qorijiid2.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Neef loo qalo dad xabaal ka hawl galay. ld qorijiid1.
m.l
Wadaag: