Qeexid
"Qof qurxan oo aan hilib badan lahayn ahaansho."
[-rnaa, -rnayd]
qorqoran naa
qorqoran nayd
f.mg4"Qof qurxan oo aan hilib badan lahayn ahaansho."
Wadaag:
Qoraal wax meel lagu dhigay noqosho.
bir, qori iwm wax la farsameeyey noqosho.
Qof shaqo la siiyay noqosho. 4. Qof dhuuban, dheer oo jirkiisu isu miisaaman yahay noqosho.
f.mg1
-rmay, -rantay
Wadaag:
Qoraal wax meel lagu dhigay ahaansho.
Bir, qori iwm wax la farsameeyey ahaansho.
Qof shaqo la siiyay ahaansho. 4. Qof dhuuban, dheer oo jirkiisu isu miisaaman yahay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-dayaal, m.l/dh) Q. ah: nin afadiisa si fool xun kula dhabiiltama siiba maamulka hoose, cunnada iyo masruufka.
m.l.kh
Wadaag:
(-aayaal, m.l/dh) Qof buugaag iyo maqaallo la akhristo qora. ld qore.
m.l
Wadaag:
Wax xaanshi dusheeda ku qoran.
Habka farta loo qoro.
Waddo falfal ah. 4. Habka qalabka geedaha laga qoro loo farsameeyo. 5. ld qorid.
m.l
Wadaag:
Xaraf, erey, hadal iwm meel ku astayn.
Cid shaqo siin.
Geed weel, ul iwm ka samayn.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax la qaybsanayo qeybta uu qof waliba xaq u leeyahay in uu helo.
Inta dheeraadka ah ee laga gooyo weel, ul iwm oo la farsameynayo.
m.l
Wadaag:
Hadal qoraal ka dhigasho.
Geed, dhagax, laf iwm qalab la isticmaalo ka samaysasho.
Ilkaha q.: qof ilko fiiqasho. 4. Qof shaqaale ka dhigasho.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Geedaha intooda dhexe oo adag oo qolofta iyo mayraxda ka hoosaysa.
Laan jab ah oo qallalan.
Alwaax; loox. 4. Buntukh.
m.l
Wadaag: