Qeexid
"(f.g) Wax qorrax u dhigid."
Qeexid Xigta
(f.mg) Cid qorrax isu dhigid.
[-stay, -satay]
qorraxays tay
qorraxays atay
f.g"(f.g) Wax qorrax u dhigid."
(f.mg) Cid qorrax isu dhigid.
Wadaag:
Wax qorrax la dhigay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
eeg qorraxaysan. ld orraxaysnaan, orraxaysnaansho, qorraxaysnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Meeraha dhulka ku wareego oo uu ka helo kulka iyo ifkaba; cadceed; gabbal.
m.dh
Wadaag:
Wax kuleyl badan ku dhacay noqosho.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Waqtiga ay qorraxda godkeeda gasho; maqrib.
Jahada ay qorraxdu u dhacdo.
m.l
Wadaag: