Qeexid
"Wax qorrax u dhigid."
[-xeeyay, -xaysay]
qorraxe eeyay
qorraxe aysay
f.g2"Wax qorrax u dhigid."
Wadaag:
Meeraha dhulka ku wareego oo uu ka helo kulka iyo ifkaba; cadceed; gabbal.
m.dh
Wadaag:
(ifaf ..., m.l) (fiis.) Iftiinka toos uga yimaadda qorraxda, kaasoo suurtageliya in la arko waxyaalaha dhulka oogadiisa ah. Wuxuu ka koobanyahay qeybta kaah cadceedeedka ee leh dherer mowjadeedka ee u dhexeeya kuwa cas iyo iftiinka casuusta.
m.l
Wadaag:
(fiis.) Tamar kaahda dhulka iyo meereyaasha kale ay ka helaan qorraxda. Kaaha gorraxdu si la taaban karo ayuu ugu kala duwanyahay dhulka dushiisa. Xaddiga kaah gorraxeedku wuxuu isla beddelaa kolba xagasha ay fallaaraha ilaysku uga soo dhacayaan dhulka maalinta dhexdeeda.
m.l
Wadaag:
Wax kuleyl badan ku dhacay noqosho.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
(fiis.) Tamar birlabdanabeedka ka soo kaahda qorraxda.
m.dh
Wadaag:
(-lmo ..., m.l) (c.fal.) Celceliska dhererka maalin cadceed, oo le'eg 86,400 ilbidhiqsi - 24 ka saac ama maalinta oogga waqtiga.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Wax qorrax u dhigid.
(f.mg) Cid qorrax isu dhigid.
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
Waqtiga ay qorraxda godkeeda gasho; maqrib.
Jahada ay qorraxdu u dhacdo.
m.l
Wadaag:
majiire-qorraxeed durugsan m.l (-yaal ..., m.l/dh) (c.fal.) Barta ugu fog ee uu maro meere marka loo eego qorraxda. Marka uu dhulka ugu fogyahay wuxuu qorraxda u jiraa 94.5 milyan oo mayl.
Wadaag:
Jaad la bah ah goodaaddada ama qallajista oo ku nool guryaha iyo geedaha.
m.dh.u
Wadaag:
Wax qorrax la dhigay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: