Qeexid
"(-dyo, m.dh) Marka dayaxu kala dhex galo dhulka iyo qorraxda ee qorraxda qaarkeed qarsoomo."
"(-dyo, m.dh) Marka dayaxu kala dhex galo dhulka iyo qorraxda ee qorraxda qaarkeed qarsoomo."
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (c.fal.) Dayax madoobaadku waxa uu dhacaa marka dhulku isku gudbo fallaadhaha ka imanaya qorraxda inta ayn soo gaadhin dayaxa, waxana dayaxa ku dhaca hadhka dhulka.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Marka dhulku kala dhex galo qorraxda iyo dayaxa, oo hooska dhulku madoobeeyo dayaxa.
m.l
Wadaag:
Meeraha dhulka ku wareego oo uu ka helo kulka iyo ifkaba; cadceed; gabbal.
m.dh
Wadaag:
Wax kuleyl badan ku dhacay noqosho.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Waqtiga ay qorraxda godkeeda gasho; maqrib.
Jahada ay qorraxdu u dhacdo.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax qorrax u dhigid.
(f.mg) Cid qorrax isu dhigid.
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
Wax qorrax la dhigay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: