Qeexid
"Dab qoryo badan lagu shiday ahaansho."
[-snaa, -snayd]
qoryeysan naa
qoryeysan nayd
f.mg4"Dab qoryo badan lagu shiday ahaansho."
Wadaag:
Nafley qarqaryo hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax qaab kankoonsan leh ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax qori ku mudmudid.
Qof hadal ka raadin.
f.g2
-yeeyay, -yaysay
Wadaag:
Wax heeryo la saaray ahaansho. ld reeryeysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax qorrax la dhigay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la qaleyey ahaansho (hilib, bariis).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax awood yeeshay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Biyo wax meel godan ku aruursamay ahaansho.
Wax meel ciriiri ah ku xareysan ahaansho.
f.mg1
Wadaag:
Wax la ibaguryeeyey ahaansho (hal).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax dhanka qiblada u jeeda ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Nafley ay qandho hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: