Qeexid

"Qori."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

wadar naxwe,

wadar / plural

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qoryo oo kali ah:
  • "Dhamaan dadka dhintay waxay ahaayeen Somali, waxaana lagu qasbay inay doonida ka boodaan, waayo waxaa loola soo baxay qoryo, wayna dhinteen" ayuu yiri ruux la socday doonida tahriibayaasha laga tuuray.
  • "Hubka oo isugu jira rasaas iyo qoryo ayaa la gaarsiiyay Muqdisho bishan" ayuu yiri sarkaalka magaciisa qariyay, isagoo intaas raaciyay: "Hubkan waxaa loo qaybin doonaa ciidamada DF, si ay uga hortagaan Islaamiyiinta kusoo duulay".