Qeexid
"Qori."
"Qori."
Wadaag:
Qoryo dhirirkooda kala duwan ku qorituurasho (xoolo saanyasho darteed iwm).
f.mg3
-yaday, -yatay
Wadaag:
Wax qori ku mudmudid.
Qof hadal ka raadin.
f.g2
-yeeyay, -yaysay
Wadaag:
Wax la qaybsanayo qeybta uu qof waliba xaq u leeyahay in uu helo.
Inta dheeraadka ah ee laga gooyo weel, ul iwm oo la farsameynayo.
m.l
Wadaag:
Geedaha intooda dhexe oo adag oo qolofta iyo mayraxda ka hoosaysa.
Laan jab ah oo qallalan.
Alwaax; loox. 4. Buntukh.
m.l
Wadaag:
Xaraf, erey, hadal iwm meel ku astayn.
Cid shaqo siin.
Geed weel, ul iwm ka samayn.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Hadal qoraal ka dhigasho.
Geed, dhagax, laf iwm qalab la isticmaalo ka samaysasho.
Ilkaha q.: qof ilko fiiqasho. 4. Qof shaqaale ka dhigasho.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Harradsan.
Dayowsan; wareersan.
f.mg1
-oomay, -oontay
Wadaag:
Oon aad u daran dareemid.
f.mg1
-oomay, -oontay
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Xarig dheer oo sida badan saan ka samaysan oo dhigaha hoos looga xirxiro.
m.l
Wadaag:
Dab qoryo badan lagu shiday ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: