Qeexid
"Ilkacaddayn, iyo cod isku darid farxad awgeed."
Qeexid Xigta
Ku q.: cid ku jeesjeesid.
"Ilkacaddayn, iyo cod isku darid farxad awgeed."
Ku q.: cid ku jeesjeesid.
Wadaag:
Cod gaar ah oo ay dadku sameeyaan marka ay faraxsanyihiin iyagoo ilkaha caddaynaya.
m.l
Wadaag:
Suun ama xarig siriq u samayn.
Cid khayaameyn.
f.g1
-oolay, -ooshay
Wadaag:
Aqal kala qoqobid.
Nirig carrab ka jeexid.
f.g1
-olay, -oshay
Wadaag:
Heeryo qaab joodari u tolid iyadoo maro jilicsan dusha looga dahaarayo.
f.g1
-olay, -oshay
Wadaag:
Naxdin iyo yaxyax awgood la qoslid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Ka q.: cid qosol ka keenid.
Ka q.: cid ka farxin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag: