Qeexid
"Naxdin iyo yaxyax awgood la qoslid."
[-ray, -rtay]
qosolgariir2 ay
qosolgariir2 tay
f.mg1"Naxdin iyo yaxyax awgood la qoslid."
Wadaag:
Cabsi, dhaxan iwm awgeed la ruxasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Cod gaar ah oo ay dadku sameeyaan marka ay faraxsanyihiin iyagoo ilkaha caddaynaya.
m.l
Wadaag:
Ilkacaddayn, iyo cod isku darid farxad awgeed.
Ku q.: cid ku jeesjeesid.
f.mg1
Wadaag:
Dhar jilicsan oo qurxoon qaalina ah oo duntiisa ay samayso diirdiirxariireedu.
(-ryo, m.dh) Summad idaha dhegaha looga dhigo oo labo alif ah.
m.dh
Wadaag: