Qeexid
"(-kayaal, m.l/dh) (juqr.) Xarriiq ku yaal khariidad, oo isku xira baraha badda hoosteeda ah oo guntoodu isku dherer tahay."
"(-kayaal, m.l/dh) (juqr.) Xarriiq ku yaal khariidad, oo isku xira baraha badda hoosteeda ah oo guntoodu isku dherer tahay."
Wadaag:
(-kayaal, m.l/dh) (juqr.) Xarriiq ku yaal khariidad ama kaarto dusheed oo isku xira meelaha cadaadis gibilkoodu isla egyahay.
m.l
Wadaag:
Xolo meel ku caashaqid.
(f.g) Labo wax ama ka badan wax isle'eg ka dhigid.
(f.mg) Ku e.: wax meel ku joojin. 4. (f.mg) Isu e.: wax qaabkiisa isu yeelid.
f.g
-keeyay, -kaysay
Wadaag:
(-mayaal, m.l/dh) (xis.) Waxyaabo ay isku qotomaan, tusale ahaan: laba xood waa ay isku qotomaan haddii taabteyaashoodu halka barta isgoyska ay yihiin qotome.
m.l
Wadaag:
Weel, qori iwm salka dhulka u dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(f.g) Weel, qori iwm meel si joog ah u joojin.
(f.mg) Meel fadhiisasho ama istaagid (qof).
f.g
-saday, -satay
Wadaag:
Wax meel la qotonshay ahaansho (weel, qori, iwm).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: