Qeexid

"(-mayaal, m.l/dh) (xis.) Waxyaabo ay isku qotomaan, tusale ahaan: laba xood waa ay isku qotomaan haddii taabteyaashoodu halka barta isgoyska ay yihiin qotome."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine