Qeexid

"Weel, qori iwm salka dhulka u dhigid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qotomi oo kali ah:
  • Xaflad loogu ciyaaray Mowjadda Fa Ma ee Bii Bii Cii-du ka dhex qotomisay ceelka Hargeysa, ayaa caweysin dhoweyd loo golaystay Hudheel ku yaalla sheedaha.
  • Tii xoriyad doonkeenu ku dhisnaana waxay ahayd in aynu hanano dhulkeena oo ka taagno dawlad qaranimadeena qotomisa.