Qeexid

"Joog; dherer, taagnaan."

Qeexid Xigta

ld qotomid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qoton oo kali ah:
  • Waxa la sheegay in halkaas ay ka aloosantay dood dheer oo ku qotonta su’aasha ah “doorashooyinku ma qabsoomayaan, wakhtigii loogu tala galay, iyo inkale.
  • "Socdaalka senertor-ka iyo wafdiga waa mid ku qotontay sidii ay wax badan uga ogaan lahaayeen xaaladaha dalka ee dhinacyada siyaasada, nolosha iyo amaanka" ayuu mar kale yiri Cumar C/rashiid.