Qeexid
(-sas, m.l/dh; -syo, m.dh) ld qaws.
(-sas, m.l/dh; -syo, m.dh) ld qaws.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Nin dadka u raaca xoolaha ama u dhaqa oo markuu in muddo ah joogaba xoolaha wax laga siiyo.
Qeexid Xigta: Nin had iyo jeer xoolo gaar ah aan ka harin.
Qeexid Kale: Nin xoog badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.u
Qeexid: (-layaal, m.l/dh) Dad aan shaqo lahayn oo dadka kale dhaca. ld qawle, qowleysato.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.dh.kh
Qeexid: Q. ah: nin aad u qiimo badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld qol.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]