Qeexid
"Nin dadka u raaca xoolaha ama u dhaqa oo markuu in muddo ah joogaba xoolaha wax laga siiyo."
Qeexid Kale
Nin xoog badan.
Qeexid Xigta
Nin had iyo jeer xoolo gaar ah aan ka harin.

Wadaag: