"Nooc dhirta la isku daaweeyo ka mid ah oo qararka ka baxa."
Wadaag:
Ul, qaanso iwm
f.g1
-xay, -xday
Diir; dub; qolof.
Qof ducadiisa ama habaarkiisu kaco.
m.l
(-lal, m.l) Qaybaha uu guri u qaybsamo middood oo aan ahayn musqusha iyo jikada. ld qawlad, qoolad, qowlad.
Wax qallalan biyo gelin. ld qooy.
f.g2
-ooyay, -oysay
Wax qoyaan gaarsiin.
-yay, -yday