"eeg qoyaami."
Wadaag:
Wax qoyaan gaarsiin.
f.g2
-iyay, -isay
eeg looyaami.
m.f.dh
Raadka uu ku reebo hoore siiba biyo ama caano iwm shey uu saameeyey.
m.l
eeg qulaami. ld qulaamis.
eeg hayaami.
Wax qoyaan gaaray ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
eeg qayraami. ld qayraamis.
eeg curyaami. ld curyaamis.
eeg qaanqaami.
eeg laami2.
eeg maami. ld maamis.
eeg haami.
eeg dhaami. ld dhaamis.
eeg qotomi.
f.g1
-yay, -yday
eeg qoyan. ld qoyanaansho.
/dh ld qoyanaan.