Qeexid

"Diir; dub; qolof."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qub oo kali ah:
  • Siduu noo soo tebiyay weriyahayaga Gobolka Saaxil, C/raxmaan X. Daahir, ururka KULMIYE wuxuu qufulka ka jabsaday dhisme markii hore ahaan jiray Xafiiska urur-siyaasadeedka SAHAN oo haatan ku sugan xaalad kala qubasho ah.
  • Inaan dagaal ku galo oo dhiig ku qubo, ayaan ku dhaartay".