Qeexid
Wax la qubay ahaansho.
[-bnaa, -bnayd]
f.mg4Wax la qubay ahaansho.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld qubasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Badar aan la abuurin ee iskii iasaga baxa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax qurub-qurub laga dhigay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Turub wax la qulbay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Wax weel gudahiisa ku jira daadin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Diir; dub; qolof.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.sh
Qeexid: .r Shanqar, dhawaaq (wax la garaacay).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg quban. ld qubnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld qubad2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Wax daadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Xamaarato badda ku nool oo diinka la bah ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg qub2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -bmay, -bantay
Qeexid: Wax la tubay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld qoble. Roob muddo dheer da'a oo aan biyo badan lahayn.
Qeexid Xigta: Neef lab oo la dhufaanay; mallooli.
Qeexid Kale: Neef aad u caato ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Q. ah: neef geel ah oo shilis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Wax dab maray ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.u
Qeexid: Dhul-xeebeed, kulul, aan geedo lahayn, cusboole ah oo ku dhereran badda cas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax la cubay ahaansho.
Qeexid Xigta: Qof ciyaar loo xulay ahaansho. ld cugan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Dalool wax la cubay ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax neeftu ku xirantay noqosho (san). ld cugan1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld qubbad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]