Qeexid
"qubbad shiileed m.dh (-dyo, m.dh) (jool.) Gobol dhadhaabo shiileed ah oo ka samaysma magma dhulka kor u soo gashay oo badanaa ka kooban dhadhaabta garanaytka."
"qubbad shiileed m.dh (-dyo, m.dh) (jool.) Gobol dhadhaabo shiileed ah oo ka samaysma magma dhulka kor u soo gashay oo badanaa ka kooban dhadhaabta garanaytka."
Wadaag:
qubbad shiileed m.dh (-dyo, m.dh) (jool.) Gobol dhadhaabo shiileed ah oo ka samaysma magma dhulka kor u soo gashay oo badanaa ka kooban dhadhaabta garanaytka.
Wadaag:
(-do, m.l) Dhismo kubbad nuskeeda sare u eg oo laga dul dhiso masaajiddada, kaniisadaha, qabuuraha iyo guryaha qaarkood.
Badda inteda xeebta ka fog. ld qubbo.
m.dh
Wadaag:
Shey kankoonsan oo ka sameysan cinjir, harag iwm oo neefi ku jirto looguna talaggalay in lagu ciyaaro; banooni.
Wax qaabka banooniga leh oo wareegsan.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Dhar culus oo raggu qaarka sare ka gashado oo gacmo dhaa-dheer iyo jeebab leh; koor; koodh.
m.dh
Wadaag:
Wax weel gudahiisa ku jira daadin.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
ld qoble. Roob muddo dheer da'a oo aan biyo badan lahayn.
Neef lab oo la dhufaanay; mallooli.
Neef aad u caato ah.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Weel aabbur leh oo cawda laga sameeyo oo alaabada yaryar lagu gurto; gunnad.
m.dh
Wadaag: