Qeexid
"U q.: cid biyo ugu mayrid. ld qabee."
[-beeyay, -beysay]
qube eeyay
qube eysay
f.mg2"U q.: cid biyo ugu mayrid. ld qabee."
Wadaag:
Biyo ku mayrasho. ld qabeyso.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax weel gudahiisa ku jira daadin.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Cid qalab dagaal siin.
Cid dhar siin.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Wax meel dhoobid.
Xoolo badan meel marid.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
ld qoble. Roob muddo dheer da'a oo aan biyo badan lahayn.
Neef lab oo la dhufaanay; mallooli.
Neef aad u caato ah.
m.l
Wadaag:
Cid wax ku mudmudid si looga xanaajiyo.
Meel duleesha wax ku gufayn.
Cid hadal ay kahsanayso ku dhihid.
f.g2
-jeeyay, -jaysay
Wadaag: