Qeexid
"eeg qubee. ld qabeyn, qabeys, qubeys."
"eeg qubee. ld qabeyn, qabeys, qubeys."
Wadaag:
Biyo ku mayrasho. ld qabeyso.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
U q.: cid biyo ugu mayrid. ld qabee.
f.mg2
-beeyay, -beysay
Wadaag:
Wax weel gudahiisa ku jira daadin.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
(fiis.) Habka qulqul quman looga dhalin karo qulqul talantaaliya oo ka imanaya dhaliye danab.
m.dh
Wadaag: