Qeexid
"eeg quban. ld qubnaansho."
"eeg quban. ld qubnaansho."
Wadaag:
eeg yuuban. ld yuubnaan sho, yuucnaan, yuucnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
eeg cubcuban. ld cubcubnaansho,cucubnaan,cucubnaan sho.
m.f.dh
Wadaag:
Weel naas ama ib leh oo dadka aan wax cabbi karin wax lagu cabsiiyo.
Warqadaha turubka mid ka mid ah oo wiil ku sawiranyahay oo u dhexeeya raanida iyo tobonlaha.
m.l
Wadaag: