Qeexid

"Xamaarato badda ku nool oo diinka la bah ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qubo oo kali ah:
  • Shacabka waxay fahmeen beentiina iyo munaafaqnimadiina waxayna maanta diyaar u yihiin inay dagaal idinla galaan, waxaana Insha Allah Illaah (SWT) ka rajaynaynaa in la idinka guuleysto maadaama aad cuqubo gacmihiina ku kasbateen.
  • "Somalia waxaa ay noqotey goob lagu qubo qashinka Nukliyerka iyo wasakhda adag oo ka timaada dhaman dunida oo dhan" ayuu yiri ergayga QM oo sheegey in hayo cadeymo.