"eeg qabri. ld qabuuro."
Wadaag:
eeg qabri. ld qabuuro.
m.dh
Oggolaansho.
m.l
(-llo, m.dh) Q. ah: neef geel ah oo shilis.
Hagardaamo; luggooyo.
Q. ah: qof ahmiyad gaar ah siiya ku cibaadeysiga qubuuraha.
m.l.kh
ld qabuur, qubuurro (2). Meel ay qabuur badan ku yaalliin oo loogu talaggalay in dadka dhintay lagu aaso.
eeg qabri.