Qeexid
"Qori dabo dheer oo la qabsado leh oo biyaha la darsado."
Qeexid Xigta
ld qunde (2). Fandhaal weyn oo qori ka samaysan; qarsin; dhure.
"Qori dabo dheer oo la qabsado leh oo biyaha la darsado."
ld qunde (2). Fandhaal weyn oo qori ka samaysan; qarsin; dhure.
Wadaag:
(-dayaal, m.l/dh) Qori madow oo inta la jejebiyo kaneecada guryaha looga shido, oo gabdhaha la guday iyo naagaha umusha ah loogu uumiyo.
m.l
Wadaag: