Qeexid
Qudduuc ahaansho.
Qudduuc ahaansho.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: (-cdyo, m.dh) Qof waxbixinta ku iimaan xun.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qori dabo dheer oo la qabsado leh oo biyaha la darsado.
Qeexid Xigta: ld qunde (2). Fandhaal weyn oo qori ka samaysan; qarsin; dhure.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Qudde ku la shub.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg quddee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]