Qeexid
(-rro, m.dh) Q. ah: nin aad bakhayl u ah.
(-rro, m.dh) Q. ah: nin aad bakhayl u ah.
magac / noun
Lab / masculine
Khabar / predicate
m.dh
Qeexid: Yaab; amakaag.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Haweeney aad bakhayl u ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Naf; ruux.
Qeexid Xigta: Q. ah: tiro go'an oo aan wax kale kordhin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax bixintooda hurid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Qiimaha iyo sharafta wax leeyihiin ama ku haboon yihiin ama ay istaahilaan oo loo diido.
Qeexid Xigta: Wax aan qiimo lahayn ama muquuno ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qori dabo dheer oo la qabsado leh oo biyaha la darsado.
Qeexid Xigta: ld qunde (2). Fandhaal weyn oo qori ka samaysan; qarsin; dhure.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Meesha kuusan ee cunaha ragga ku taal; bocor.
Qeexid Xigta: (-rro, m.dh) Labada cirif ee qaansada middood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld murud.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Caafimad-darro jirka noolaha ama qayb ka mid ah ku dhacda, oo uu keeno jeermi iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Hilib jiir ah oo adag.
Qeexid Xigta: ld guduri. Nooc gorgorka ka mid ah oo leh qoor diiran iyo midab madow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Q. ah: ceel, war, durdur iwm oo hoos u dheer; mool.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Shimbir qooleyda xoogaa ka weyn, leh midabbo kala duwan, gafuur dheer oo soo yara godan oo guduudan. ld qudunquute, quudquuto, quutaquute, quutaquuto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-tayaal, m.l/dh) ld qudunquuto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Awood; tamar.
Qeexid Xigta: ld khudrad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Qudde ku la shub.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: eeg qabri. ld qabuuro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]