Qeexid
"Yaab; amakaag."
"Yaab; amakaag."
Wadaag:
Laf jilicsan oo shafka geelu ka samaysan yahay.
Qolob-dhabashada awr qooqani sameeyo.
ld qurqurin.
m.dh
Wadaag:
Qori dabo dheer oo la qabsado leh oo biyaha la darsado.
ld qunde (2). Fandhaal weyn oo qori ka samaysan; qarsin; dhure.
m.l
Wadaag:
Shimbir qooleyda xoogaa ka weyn, leh midabbo kala duwan, gafuur dheer oo soo yara godan oo guduudan. ld qudunquute, quudquuto, quutaquute, quutaquuto.
m.dh
Wadaag: