Qeexid
"Neef xoog iyo shanqar leh oo ka dhalata cuncun ku dhaca hawo mareenka ama hunguriga cad kana soo baxda afka."
Qeexid Xigta
Cudurka qaaxada oo ku dhaca sanbabka.
"Neef xoog iyo shanqar leh oo ka dhalata cuncun ku dhaca hawo mareenka ama hunguriga cad kana soo baxda afka."
Cudurka qaaxada oo ku dhaca sanbabka.
Wadaag:
Wax meel ay ku guda jireen laga soo qufay ahaansho.
f.mg4
-fnaa, -fnayd
Wadaag:
(-do, m.l) Weel aabbur leh oo cawda laga sameeyo oo alaabada yaryar lagu gurto; gunnad.
m.dh
Wadaag:
Wax meel ka buuxaan in in uga soo saarid.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Wax meel ay ka buuxeen koox koox uga soo saarasho.
f.g3
-ftay, -fatay
Wadaag:
(-fayaal, m.l/dh) Geedgaab leh laamo dhudhuuban iyo caleemo yaryar oo ka mid ah dhirta dawada.
m.l
Wadaag:
Uumi daruur la moodo oo wax gubanaayo ka soo baxa oo hawada ku baaho. ld qiic1, qiiq1 (2), qiiqaab1.
m.l
Wadaag: