Qeexid
"Wax meel ay ka buuxeen koox koox uga soo saarasho."
[-ftay, -fatay]
quf tay
quf atay
f.g3"Wax meel ay ka buuxeen koox koox uga soo saarasho."
Wadaag:
Wax meel ka buuxaan in in uga soo saarid.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
(-fayaal, m.l/dh) Geedgaab leh laamo dhudhuuban iyo caleemo yaryar oo ka mid ah dhirta dawada.
m.l
Wadaag:
Wax meel ay ku guda jireen laga soo qufay ahaansho.
f.mg4
-fnaa, -fnayd
Wadaag:
(-do, m.l) Weel aabbur leh oo cawda laga sameeyo oo alaabada yaryar lagu gurto; gunnad.
m.dh
Wadaag:
Neef xoog iyo shanqar leh oo ka dhalata cuncun ku dhaca hawo mareenka ama hunguriga cad kana soo baxda afka.
Cudurka qaaxada oo ku dhaca sanbabka.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) Xubinta taranka ee gammaanka lab.
ld qafil 1.
m.l
Wadaag: