Qeexid
"Dembi dhaaf Ilaah bixiyo."
"Dembi dhaaf Ilaah bixiyo."
Wadaag:
Wax meel ay ku guda jireen laga soo qufay ahaansho.
f.mg4
-fnaa, -fnayd
Wadaag:
Weel naas ama ib leh oo dadka aan wax cabbi karin wax lagu cabsiiyo.
Warqadaha turubka mid ka mid ah oo wiil ku sawiranyahay oo u dhexeeya raanida iyo tobonlaha.
m.l
Wadaag:
Wax meel ka buuxaan in in uga soo saarid.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Q. ah: qof dhibaato badan.
Qof dhibban oo talo ku barraahsatay. ld qaxraan.
m.l.kh
Wadaag:
Cayayaan yaryar jaadad badan, beelbeel u degta oo aan baalal lahayn, lehna lix addin iyo labo gees. ld quraanjo.
m.dh.u
Wadaag:
(-fayaal, m.l/dh) Geedgaab leh laamo dhudhuuban iyo caleemo yaryar oo ka mid ah dhirta dawada.
m.l
Wadaag:
Miiqyo dun ah oo isku maran oo maro dacalkeeda laga laallaadsho.
Timo ama dhogor isku guntan.
Geed laamihiisa buulal shimbi reed ama cutubcutub miro ahi ka laal laadaan.
m.dh
Wadaag:
Wax meel ay ka buuxeen koox koox uga soo saarasho.
f.g3
-ftay, -fatay
Wadaag: