Qeexid
"eeg qujee. ld qujays."
"eeg qujee. ld qujays."
Wadaag:
Dar ama berkad dusha ka feedan oo masaajiddada loo dhiso oo lagu weysaysto.
Qiyaas biyo ah oo si sahlan aan u nijaasoobin.
m.l
Wadaag:
Cid wax ku mudmudid si looga xanaajiyo.
Meel duleesha wax ku gufayn.
Cid hadal ay kahsanayso ku dhihid.
f.g2
-jeeyay, -jaysay
Wadaag: