Qeexid

"Weel naas ama ib leh oo dadka aan wax cabbi karin wax lagu cabsiiyo."

Qeexid Xigta

Warqadaha turubka mid ka mid ah oo wiil ku sawiranyahay oo u dhexeeya raanida iyo tobonlaha.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine