Qeexid
"Cid meel iwm qulqulad ku samayn."
[-deeyay, -daysay]
qulqulade eeyay
qulqulade aysay
f.g2"Cid meel iwm qulqulad ku samayn."
Wadaag:
qulqul talantaaliya (q.t.) m.l (fiis.) (q.t.) Qulqul danab oo dhex maraya mareeg danab, si joogta ahna u beddelaya jihada marar badan halkii seken.
Wadaag:
qulqul talantaaliya (q.t.) m.l (fiis.) (q.t.) Qulqul danab oo dhex maraya mareeg danab, si joogta ahna u beddelaya jihada marar badan halkii seken.
Wadaag:
qulqul qumman (q.q.) m.l (fiis.) (q.q.) Qulqul danab oo u socdo jiho kaliya marka uu dhexmaraayo mareeg danab.
Wadaag:
qulqul qumman (q.q.) m.l (fiis.) (q.q.) Qulqul danab oo u socdo jiho kaliya marka uu dhexmaraayo mareeg danab.
Wadaag:
(fiis.) Summad I. Dhakhsaha uu saldanab ku dhexmaro gudbiye danab. Halbeegga Caalamiga ah (H.C.) ee qulqulka danab waa ambiyeer (A).
m.l
Wadaag:
Shubmid ama socod aan kala go' lahayn ee uu hooruhu sameeyo. ld qulqulid.
m.l
Wadaag:
Hoore si aan kala go' lahayn u shubmid ama u socosho.
Dad, xoolo iwm si aan kala go' lahayn u socosho.
f.mg1
-ulay, -ushay
Wadaag:
Hoore si aan kala go' lahayn u shubid.
Dad xoolo iwm si aan kala go' lahayn u socodsiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Weel naas ama ib leh oo dadka aan wax cabbi karin wax lagu cabsiiyo.
Warqadaha turubka mid ka mid ah oo wiil ku sawiranyahay oo u dhexeeya raanida iyo tobonlaha.
m.l
Wadaag: