Qeexid
"(f.g) Cayaar turub iwm qaybinteeda isku qaldid."
Qeexid Kale
(f.mg) Welwel iyo caloolxumo darteed la caatobid.
Qeexid Xigta
(f.mg) Welwel iyo calool xumo dareemid.
"(f.g) Cayaar turub iwm qaybinteeda isku qaldid."
(f.mg) Welwel iyo caloolxumo darteed la caatobid.
(f.mg) Welwel iyo calool xumo dareemid.
Wadaag:
(m.l./dh) Isla hadalka iyo walaaca ay arrin qof ku dhaliso.
Qaybinta cayaar turub oo la khaldo.
m.l
Wadaag:
(-lco, m.l) Nooc bocorka ka mid ah leh sal ballaaran iyo dhuun dhuuban oo inta la qallajiyo oo miraha laga daadiyo biyo lagu shubto, ama oodkaca lagu shubto.
m.dh
Wadaag:
.r Shanqar ka timid dareere si xoog leh uga soo butaaca meel ciriiri ah.
m.dh.sh
Wadaag:
Ulajeedo naftu u bogto oo ku raaxaysato; macne loo jeelo oo la jeclaysto; murti; xallad; milgo.
m.dh
Wadaag:
(-byo, m.dh) (nax.) Macag caam ah oo tilmaama curiyeyaal aan lahayn micno u gaar ah marka ay keligoodu yihiin, waxayse qayb weyn ka qaataan xagga dhismaha weerta, waxaana ka mid ah: “ma” oo ah q. diidmo; “baa”/”ayaa”, “aa” oo ah q. diiradeed magac; “waa” oo ah q. diiradeed fal; “ma”, “miyaa” oo ah q. weyddiimeed.
m.l
Wadaag:
Amuur.
Maqaar weyn qaab jawaan u tolan oo badar lagu shubto.
m.l
Wadaag:
Xoolo da' weyn ama dad nafaqaxumo awgeed meel uga kici waayid.
f.mg3
-uulay, -uushay
Wadaag:
(-gayaal, m.l/dh) Fandhaal weyn oo af ballaaran leh iyo dabo dheer oo tabbedaha, qulcaha iwm subagga iyo oodkaca looga bixiyo.
m.l
Wadaag:
(iyay, -isay) Ciil iyo murugo cid ku beerid. ld qulubsii.
f.g2
Wadaag: