Qeexid
.r Shanqar ka timid dareere si xoog leh uga soo butaaca meel ciriiri ah.
.r Shanqar ka timid dareere si xoog leh uga soo butaaca meel ciriiri ah.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: (-lco, m.l) Nooc bocorka ka mid ah leh sal ballaaran iyo dhuun dhuuban oo inta la qallajiyo oo miraha laga daadiyo biyo lagu shubto, ama oodkaca lagu shubto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Meel kala dheer oo laga siiban karo. ld quluul.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (m.l./dh) Isla hadalka iyo walaaca ay arrin qof ku dhaliso.
Qeexid Xigta: Qaybinta cayaar turub oo la khaldo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Qeexid: (f.g) Cayaar turub iwm qaybinteeda isku qaldid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Welwel iyo calool xumo dareemid.
Qeexid Kale: (f.mg) Welwel iyo caloolxumo darteed la caatobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-gayaal, m.l/dh) Fandhaal weyn oo af ballaaran leh iyo dabo dheer oo tabbedaha, qulcaha iwm subagga iyo oodkaca looga bixiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Ulajeedo naftu u bogto oo ku raaxaysato; macne loo jeelo oo la jeclaysto; murti; xallad; milgo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld qalbi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld qulul.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Amuur.
Qeexid Xigta: Maqaar weyn qaab jawaan u tolan oo badar lagu shubto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -uulay, -uushay
Qeexid: Xoolo da' weyn ama dad nafaqaxumo awgeed meel uga kici waayid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: ld qulbi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Qof wax qulbay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld quluulasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld qulbin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Rogrogmadka isha guruxeeda.
Qeexid Xigta: Meel laabato ah; guho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Shubmid ama socod aan kala go' lahayn ee uu hooruhu sameeyo. ld qulqulid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: qulqul qumman (q.q.) m.l (fiis.) (q.q.) Qulqul danab oo u socdo jiho kaliya marka uu dhexmaraayo mareeg danab.
Qeexid: qulqul badweyn m.l (juqr.) Dhaqaaqa biyaha dusha ee badweynta.
f.mg1
Labdhedig: -ulay, -ushay
Qeexid: Hoore si aan kala go' lahayn u shubmid ama u socosho.
Qeexid Xigta: Dad, xoolo iwm si aan kala go' lahayn u socosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (fiis.) Summad I. Dhakhsaha uu saldanab ku dhexmaro gudbiye danab. Halbeegga Caalamiga ah (H.C.) ee qulqulka danab waa ambiyeer (A).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]