Qeexid
"ld quluulasho."
"ld quluulasho."
Wadaag:
Xoolo da' weyn ama dad nafaqaxumo awgeed meel uga kici waayid.
f.mg3
-uulay, -uushay
Wadaag:
Ulajeedo naftu u bogto oo ku raaxaysato; macne loo jeelo oo la jeclaysto; murti; xallad; milgo.
m.dh
Wadaag:
(-lco, m.l) Nooc bocorka ka mid ah leh sal ballaaran iyo dhuun dhuuban oo inta la qallajiyo oo miraha laga daadiyo biyo lagu shubto, ama oodkaca lagu shubto.
m.dh
Wadaag:
Cid meel iwm qulqulad ku samayn.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Weel naas ama ib leh oo dadka aan wax cabbi karin wax lagu cabsiiyo.
Warqadaha turubka mid ka mid ah oo wiil ku sawiranyahay oo u dhexeeya raanida iyo tobonlaha.
m.l
Wadaag:
(m.l./dh) Isla hadalka iyo walaaca ay arrin qof ku dhaliso.
Qaybinta cayaar turub oo la khaldo.
m.l
Wadaag:
(f.g) Cayaar turub iwm qaybinteeda isku qaldid.
(f.mg) Welwel iyo calool xumo dareemid.
(f.mg) Welwel iyo caloolxumo darteed la caatobid.
f.g
Wadaag:
.r Shanqar ka timid dareere si xoog leh uga soo butaaca meel ciriiri ah.
m.dh.sh
Wadaag: