Qeexid
"eeg qumanyayso. ld qumanyaysad, qumanyaysi, qumayaysad, qumayaysasho."
"eeg qumanyayso. ld qumanyaysad, qumanyaysi, qumayaysad, qumayaysasho."
Wadaag:
Qof nafley ama wax kale oo qiima leh il wax ku yeelid. ld qumayayso.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
eeg qundhacayso. ld qundhacaysad, qundhacaysi.
m.f.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Q. ah: naag karti u leh in ay il cid wax ku yeelayso. ld qumayo.
m.dh
Wadaag:
eeg qolfayso. ld qolfaysasho, qolfaysad, qolfaysi.
m.f.dh
Wadaag: