Qeexid
"(-ooyin, m.l) Q. ah: naag karti u leh in ay il cid wax ku yeelayso. ld qumayo."
"(-ooyin, m.l) Q. ah: naag karti u leh in ay il cid wax ku yeelayso. ld qumayo."
Wadaag:
Qof nafley ama wax kale oo qiima leh il wax ku yeelid. ld qumayayso.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Cayayaan yaryar jaadad badan, beelbeel u degta oo aan baalal lahayn, lehna lix addin iyo labo gees. ld quraanjo.
m.dh.u
Wadaag:
Q. ah: nin la aaminsanyahay in uu isha wax ku dhibaataysan karo.
m.l.kh
Wadaag:
eeg qumanyayso. ld qumanyaysad, qumanyaysi, qumayaysad, qumayaysasho.
m.f.dh
Wadaag:
(c.nafl.) Cuf ah nudo limfaysan, oo qaar badan oo ka mid ahi ay ku yaallaan lafdhabarleyda sare, afka iyo cunaha xaggiisa dambe.
m.l
Wadaag:
(-sayaal, m.l/dh) Gobaha qoriga ka samaysan kan ugu fiican.
m.l
Wadaag:
(f.g) Xoolo kaxayn.
(f.mg) U q.: awr hal abaahinaya caarka ugu toosin.
(f.mg) U q.: cid arrin iwm u fulin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: