Qeexid

"Q. ah: nin la aaminsanyahay in uu isha wax ku dhibaataysan karo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qumay oo kali ah:
  • Iyo dawladda la samaynayaa ma qumayay noqonaysaa, mise far ma qaniinto?
  • Waxay dad badan aaminsanyihiin inuu guumeysku yahay qumay ama asbax waxayna somalidu tiraah guriguu kusoo dago geeri ayaa kusoo fool leh.